
Hadaad tahay qof raadinaya Deeq Waxbarasho oo Bilaash ah sanadka 2025-2026
7 deeq waxbarasho oo si buuxda u daboolaya kharashaadka waxbarashadaada β laga bilaabo kharashka jaamacadda, nolashaada, caafimaadkaaga, iyo xitaa tigidhka diyaaradda kuwaas oo waliba ah 7da Deeq Waxbarasho ee Ugu Sareeya Adduunka 2025/26 ayaan hoos kugula wadaagayaa.
Deeqahan waxbarasho waa kuwo si buuxda loo maalgeliyey waxayna u furan yihiin ardayda caalamka oo dhan. Looma baahna wax lacag ah haba yaraate.
Hadaba, Wadamada laga heli karo deeqahan waxaa ka mid ah:
π¨π¦ Canada
π¬π§ UK
π©πͺ Germany
πΈπ¬ Singapore
π§π· Brazil
πΊπΈ America
Deeqaha intooda badan waxay diiradda saarayaan heerarka:
π Masterβs iyo
π PhD
Haba hoos ka akhri kii ku anfaca waxaad si faahfaahsan macluumaadka uga heleysaa linkiga aan raaciyey mid kasta.
1) SINGA 2026 Singapore (A*STAR Scholarship)
- Magaca Barnaamijka: SINGA β( A*STAR International Graduate Award )
- Waxaa maalgalisey: Dawlada Singapore
- Heerka Waxbarasho: PhD
- Link: SINGA Scholarship
2) DAAD EPOS 2026/27 Germany
- Magaca Barnaamijka: DAAD EPOS β ( Development-Related Postgraduate Courses )
- Waxaa maalgaliyey wadanka: Germany
- Heerka Waxbarasho: Master, PhD
- Link: DAAD EPOS Scholarship
3) DAAD Helmut Schmidt 2026 Germany
- Magaca Barnaamijka: Helmut Schmidt Program (Public Policy and Good Governance)
- Waxaa maalgaliyey wadanka: Germany
- Heerka Waxbarasho: Masterβs Degree
- Link: Helmut Schmidt Scholarship
4) Knight-Hennessy 2026 USA
- Magaca Barnaamijka: Knight-Hennessy Scholars Program
- Jaamacadda: Stanford University (USA)
- Waxaa maalgaliyey wadanka: USA
- Heerka Waxbarasho: Graduate Degrees (Master, PhD, JD, MD iwm.)
- Link: Knight-Hennessy Scholarship
5) McCall MacBain 2026 β Canada
- Magaca Barnaamijka: barnaamijyada xirfadeed ee undergraduate-ka
- Waxaa maalgaliyey wadanka: Canada
- Jaamacadda: McGill University
- Heerka Waxbarasho: Master
- Link: McCall MacBain Scholarship
6) GCUB Brazil 2026 (International Scholarship)
- Waxaa maalgaliyey wadanka: Brazil
- Heerka Waxbarasho: Master iyo PhD
- Link: GCUB Brazil Scholarship
7) Rhodes 2026 β Oxford, UK
- Waxaa maalgaliyey wadanka: UK
- Jaamacadda: University of Oxford
- Heerka Waxbarasho: Master, MPhil, PhD
- Link: Rhodes Scholarship
Waxaa Sidoo Kale Furmi doona kuwo kale oo La Sugayo Sida:
- Chevening Scholarships β UK
- Fulbright Scholarships β USA
- Erasmus Mundus β Europe
- Commonwealth Scholarships β UK
- Gates Cambridge β UK
- Swiss Government Excellence Scholarships β Switzerland
Hadaba hadaad xiiseyso inad hesho waxbarasho dalka dibadiisa ah halkan kala soco