7 Ganacsi Online ah oo Aad Ka Bilaabi Karto Meel Kasta

Xilligan dijitaalka ah ayaa tirtiray xuduudihii u dhexeeyey aduunka, Maadaamuu internet-ku fududeeyey wax kasta ama magaalo weyn joog ama tuulo, fursadaha aad ku bilaabi karto ganacsi online ah oo guuleysta ayaa ah kuwo si sahlan loo heli karo. Hadaba waxaan halkan kugula wadaagayaa 10 ganacsi online ah oo aad ka bilaabi karto meel kasta, iyadoo […]

Sida Looga Faa’iideysto Baraha Bulshada

Hordhac: Baraha bulshada (social media) ma ahan oo kaliya meel dadka lagu wada sheekeeysto ama laga daawado muuqaalo. Balse waa aalad muhiim ah oo ay wakhtigan la joogo dadku ka helaan macaamiil, ku dhisaan sumcadooda, kuna kordhiyaan dhaqaalahooda. Maqaalkan, waxaan ku eegaynaa sida aad ganacsigaaga uga dhigi karto mid guuleysta adigoo ka faa’iideysanaya baraha bulshada. […]

Maxaa Loo Baahan Yahay Si Loo Bilaabo Suuq-geynta Digitalka?

Hordhac: Suuq-geynta digitalka ah waxaa laga yaabaa iney ku cabsi geliso marka hore, gaar ahaan haddii aad ku cusub tahay ganacsiga internetka. Waxaa laga yaabaa inaad isweydiiso: “Maxaan u baahanahay si aan u bilaabo?”, “Halkee ayaan ka bilaabaa?”, ama “Ma iga go’an tahay?”. Maqaalkan wuxuu kuu sharxayaa waxyaabaha aasaasiga ah ee aad u baahan tahay […]

Waa Maxay Suuqgeynta Digitalka?

Suuqgeynta dhijitaalka ah (Digital Marketing) waa farsamo casri ah oo ganacsatada ay isticmaalaan si ay u gaaraan macaamiil iyaga oo adeegsanaya internetka. Halkii wakhtigii hore si toos ah ama fool ka fool loo sameyn jirey, ama TV loo adeegsan jirey xayeysiiska, maanta waxaad isticmaali kartaa baraha bulshada sida Facebook, Instagram, TikTok, website-yada, email, iyo matoorada […]