7-da Deeq Waxbarasho ee Ugu Sareeya Adduunka 2025/26 oo Bilaash ah ( Fully funded )

Hadaad tahay qof raadinaya Deeq Waxbarasho oo Bilaash ah sanadka 2025-2026 7 deeq waxbarasho oo si buuxda u daboolaya kharashaadka waxbarashadaada – laga bilaabo kharashka jaamacadda, nolashaada, caafimaadkaaga, iyo xitaa tigidhka diyaaradda kuwaas oo waliba ah 7da Deeq Waxbarasho ee Ugu Sareeya Adduunka 2025/26 ayaan hoos kugula wadaagayaa. Deeqahan waxbarasho waa kuwo si buuxda loo […]